CBS Network Reveals Data on American Voters: Young, Black, and Women Support for Trump and Kamala Harris

The CBS Network has released a collection of data highlighting the voting preferences of specific demographic groups in America, focusing on young people, Black voters, and women. The data shows the support levels for Trump and Kamala Harris within these groups.

Women of America:

  • Kamala Harris: 52%
  • Trump: 47%

Black People of America:

  • Kamala Harris: 76%
  • Trump: 21%

Voters Aged 18-29:

  • Kamala Harris: 62%
  • Trump: 37%

Additionally, Reuters news agency has presented a broader collection of information from American voters overall, showing the following support levels:

  • Kamala Harris: 44%
  • Trump: 42%

Shacabka Mareykanka cidda ay codkooda siinayaan Trump iyo Kamala Harris;

Shabakadda CBS, ee Mareykanka ayaa soo bandhigtay xog aruurin ay ku sameysay, dhallinyarada , madowga iyo haweenka Mareykanka cidda ay codkooda siinayaan Trump iyo Kamala Harris;

Haweenka Mareykanka;

•Kamala Harris 52%
•Trump 47%

Dadka madow ee Mareykanka;

•Kamala Harris 76%
•Trump 21%

Codbixiyayaasha da’doodu u dhaxayso 18-29 sanno;

•Kamala Harris 62%
•Trump 37%

Wakaaladda wararka ee Reuters, ayaa dhankeeda
soo bandhigtay xog aruurin guud oo ay ka soo qabatay cod bixiyaasha Mareykanka;

• Kamala Harris 44%
•Trump 42%

Fiiro gaar ah;

Ra’yi ururintu maaha inay ka tarjumayso codka rasmiga ah, kaliya tani waxay fursad u siisa ololayaasha inay ku soo jiifaan taageerrayaasha , marka ay warbaahinta ka arkayaan inay ku horreeyaan ra’yi aruurinta dadweynaha. Waxaa kalo ay musharrixiina ka arkaan meelaha ay ku wanaagsanyihiin iyo halka ay tahay inay dib u toosiyaan , si ay natiijo dhab ah oo guul ah u gaaraan.

https://whyquickly.com

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*